Monday, February 23, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Galmudug "Dowlada Ayaa Madaxtooyada Cadaado Weerartay"

Dhageyso:-Galmudug “Dowlada Ayaa Madaxtooyada Cadaado Weerartay”

Agaasimaha Madaxtooyada galmudug Maxamed Cabdi Aaadan oo shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Gaalkacyo ayaa sheegay in xilligan ay nasiibdarro tahay in iyada oo dowladda Federaalka ay sugi weysay amniga Muqdisho oo maalin walba dadka lagu dhameynayo in ay weerar kusoo qaado Galmudug sida uu hadalka u dhigay.

Isgoona Sheegay Ciidamada Milatariga,Nisa, Iyo Ku Maandoosta Galkacyo Fariisimaha Ku Leh In Ay Xoog Kula Wareegeen Madaxtooyada Cadaado

Waxa uu hadalkiisa intaasi ku daray in Maamulka Galmudug uu amar ku siinayo ciidamada Daraawiishta,iyaga oo fulinaya amarka Madaxweynaha Galmudug ay ka feejignaadaan waxyaabah adowladda Federaalka ka wado deegaanada Galmudug,sidoo kalena aan loo dul qaadan doonin.
QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe