Wararka Dheeraad Ah Ayaa Caawa Ka Soobaxaya Tirada Khasaarihii Ka Dhashay Dagaalkii Xeraale Maanta Ka Dhacay
Tirada Dalka Dhimashada Ayaa La Sheegay In Ay Kor Udhaafayso 20 Ruux Dhaawacuna uu Ka Badanyahay 30 Meeyo Halka In Ka Badan 30 Ruux oo Maxaabiis Ahna Gacanta La Iskaga Dhigay
Wasiirka Awqaafta Iyo Arihama Diinta Galmudug Mursal Shiikh Cabdiraxman Ayaa Sidaa Idaacada Codka Gobolada Dhexe

