Deegaanka Dhagaxyaale oo Qisaatsii 50KM Ujira Degmada Ceelbuur Ee Gobolka Galgaduud Ayaa Maanta Waxaa Ka Dhacay Dagaal u Dhexeeya Ciidamada Galmudug Iyo Alshabaab Kaas oo Geestay Qasaare Dhimasho Iyo Dhaawac
Inta Laxaqiijiyay 6 Ruux Ayaa Ku Dhimatay Iyo Labo Kalana Way Ku Dhaawacmeen oo Iskugu Jira Dhiancyadii Dagaalamay Isda uu Idaacada Codka Gobolada Dhexe Ee Magaalada Cadaado u Xaqiijiyay Gudomiye Kuxigenka Maamulka Degmada Ceelbuur Ee Gobolka Galgaduud Maxamed sheikh maxamuud maxamed
Gudoomiye Ku Xigeenka Waxaa uu sheegay Dhinaca Alshabab Afar Ruux Ayaa Ka Dhimatay Halka Dhinacoodana uu sheegay In Labo Askari Ay Ka dhimatay Labo Kalan Ka Dhaawacmeen
Gudoomiye Kuxigeenka Maamulka Degmada Ceelbuur Ee Gobolka Galgaduud Ayaa sheegay In Dagaalkaani uu Dabo Socdo Dagaal Jimcihii Todobaadkaan Kadhacay Deegaanka Galangoole Ee Gobolka Galgaduud.