Saturday, March 22, 2025
HomeDhageysiDhageyso:-Faa Faahino Ka Soo Baxaya Dab Ka Kacay Suuqa Bakaaraha

Dhageyso:-Faa Faahino Ka Soo Baxaya Dab Ka Kacay Suuqa Bakaaraha

Abaara 8:00 Fiidnimo Ee Xalay Ayaa Waxaa Suuqa Uguween Ee Somaliya Loona Yaqaan Bakaaraha Qabsaday Dab Xoogan oo Khasaaro Hantiyadeed Dhaliyay.

Labo Goobood oo Iska Soo Horjeeda Ayuu Dabka Qabsaday Sida Goobjoogayaal Ay Codka Gobolada Dhexe u Sheegeen Goobjoogayaal

Gadiidka Gurmadka Deg Degaa oo Durbadiiba Soogaaray Suuqa Ayaa Ku Guuleestay Da Minta Dabka

11 Bishii Tagtay Ee Janaayo Ayaa Xili Habeen Ah Waxaa Dab Xoogani Khabsaday Suuqa Bakaaraha Waxaan Ka Dhashay Khaaro Xoogan

Balse Maamulka Gobolka Banaadir Amar uu Soo Saaray Waxaa uu Ku Sheegay In Aan La Dhisi Karin Goobihii uu Burburiyay Dabka Suuqa Qabsaday Ayagoo Maamulka Gobolka Ku Sababeeyay Ilaa Wadooyin Laga Galo Suuqa Laga Helaya.

Dhageyso Warbixintaan

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe