Tuesday, May 20, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Doorashadii Koonfur Galbeed Oo Dib Loo Dhigay

Dhageyso:- Doorashadii Koonfur Galbeed Oo Dib Loo Dhigay

Ka Dib Kulan Ay Maanta Magaalada Baydhabo Ku yeesheen Oyaasha Golaha Dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayey Ku Go’aamiyeen In Dib Loo Dhigo Doorashada Madaxtinimo Ee Maamulkaasi koonfur Galbeed Soomaaliya.

Sababta Odayaashu Doorashada Dib Ugu Dhigeen Ayey Ku Sheegeen Fara-gelin Dawladda Dhexe Ee Dalka Ku Heyso Arrimaha Doorashooyinka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Af-hayeenka Oyaasha Golaha Dhaqanka Koonfur Galbeed Malaaq Max’ed Yaasiin Sheekh Deerow Oo La Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Ka Warbixiyey Go’aamadii Ay Maanta Soo Saareen.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Oo Dhameystiran:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe