Saturday, March 22, 2025
HomeDhageysiDhageyso:-DFS Oo Sheegay in Al-shabaab Ay ka dileen dagaalyahano  kor u dhaafaya...

Dhageyso:-DFS Oo Sheegay in Al-shabaab Ay ka dileen dagaalyahano  kor u dhaafaya 142

Taliska  Ciidanka Xooga Dalka Somalia ayaa markii ugu horeesay todabaadyo kadib qabsashadii deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelada Hoose waxa ay kawar bixiyeen qasaraahii Al-shabaab ay ugu geyteen dagaalo ay halkaasi kula galeen .

Ciidanka Xooga Dalka ayaa ku faanay in ay Al-shabaab ka dileen dagaalyahano  kor u dhaafaya 142 Maxaabis iyo hub badana ay ka qabsadeen

Afhayeenka Ciidanka Xooga dalka  Korneel Cismaan Shabeel ayaa sheegay in qasaaro aysan ka soo garin ciidanka Dowladda dagaaladaas.

Ciidanka Milatariga Somalia ayaa 16 bishaan sheegtay in ay la wareegeen deegaanka janaale oo ah mid istiraatiiji ah .

Dagaalamayasha Al-shabaab wali wax war ah Ka Ma Soosaarin Hadalka Ka Sooyeeray DFS

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe