Monday, April 20, 2026
HomeDhageysiDhageyso;-Dagaal Kadhacay Gobolka Hiiraan

Dhageyso;-Dagaal Kadhacay Gobolka Hiiraan

Wararka Nagasoogaaray Gobolka Hiiraan aya Waxa ay Sheegayaan in Duleedka Degamada Maxaas Ee Gobolka Hiraan uu Dagaal Kudhaxmaray Ciidamada Xooga Dalka Oo Kaashanaya AMISOM Iyo Al-shabaab.

Dagaalka ayaa Lasheegay inuu Kabilawday Kadib Markii Ciidamada Xooga Dalka iyo Kuwa Amisom ay Isku Dayeen in isku Furaan Wadada Isku Xirta Maxaas iyo Balad Wayn.

Taliyaha Ciidamada Milatariga Qaybtooda 22-aad Ee Kusugan Gobolka Hiiraan ayaa Qaxiijiyay in uu Jira Iska Hor imaadka Dhaxmaray Ciidamada Xooga Dalka iyo Alshabaab.

Taliyaha Qaybta 22-ad Ee Ciidamada Milatariga Soomaaliya Janaraal Axmed Maxamed Maxamuud Tareedisho ayaa sheegayin Dagaalka ay Qasaaro Kugaarsiiyeen Al-shabaab asagoona Xusay in Dhankooda aysan Jirin Wax Qasaaro ah Oo Soogaaray.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe