Saraakiisha Hugaaminaysay Ciidamada Iskaga Baxay Deegaano Dhor Ah oo Ka Tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe Ayaa Sheegay In Ay La Kulmeen Wafdi Ka Socda Dowlada Somaliya oo Ay Hugaaminayaa Wasiirada Amniga Iyo Warfaafinta.
Sarkaal Ka Tirsan Ciidamadaasi oo Lahadlay Idaacada Codka Gobolada Dhexe Ee Magaalada Cadaado Aya Sheegay In Balan Qaad Ay U Sameeyeen Wafdigii Dowlada somaliya Ka Socday
Sarkaalkaan oo Aanu Wax Ka Waydiinay Halka Ay Hada Ku Sugan Yihiin Ayaa Sheegay In Ay Degmada Balcad Ku Suganyihiin