Cali Gacal Casir Gudomiayaha Baarlmaanka Galmudug oo La Hadlay Idaacada Codka Gobolada Dhexe Ee Magaalada Cadaado Ayaa Ka Hadlay Doorashada Galmudug Iyo Waqtiga Ay Dhacayso Waxaa Sidoo Kale uu Ka Jawaabay Hadalkii Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan Ee Ahaa In Waqtiga Doorashada Galmudug Ay Ka Dhimantahay Mudo 3 Sana Ah
Cali Gacal Waxaa uu Ku Gacan Sayray Warka Dhuusamareeb Ka Sooyeeray oo uu Sheegay In Muhumtahay In Aysan Shacabka Aysan Ugu Jiran Wax Danihi
Sidoo Kale Gudomiye Cali Gacal Casir Waxaa uu sheegay In Doorashada Galmudug Ay Ku Aadan Tahay Bisha Lixaad Ee Sanadkaan

