Inta Badan Madaxdii Iyo Siyaasiyiintii Lagu Casuumay Caleemasaarka Madaxweyne Dani Ayaa Gaaray Magaalada Garoowe.
Sidoo Kale Waxaa Maanta La Filayaa In Garoowe uu Gaaro Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxweynihii Hore Ee Somaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed