Sunday, May 31, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Biyo La,aan Xoogan oo Ka Jirta Docoley Iyo Deegano Hoostaga

Dhageyso:-Biyo La,aan Xoogan oo Ka Jirta Docoley Iyo Deegano Hoostaga

Deegaano Dhor Ah oo Hoostaga Degmada Docoley Ee Gobolka Galgaduud Ayaa Dadka Ku Nooli Waxaa Ay Ka Cabanayaa Biyo La,aan Baahsan Waxaa Ay Sheegeen Hal Ceelbiyood oo Ku Yaala Docolay In uu Ku Filnaan Waayay Dadkii Deegaankasi Islamarkaan Abaarta Jirta Ay Biyo La,aan Xoogani Ug Darsantay

Cali Khaliif Xaashi oo Dadka Deegaanadaasi Ka Mid Lana Soo Xiriiray Idaacada Codka Gobolada Dhexe Ee Magaalada Cadaado Ayaa Codsaday In Biyo Dhaamin Loo Sameeyo

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe