Kadib kulan ay Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ku yeesheen Golaha Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxa ay soo saareen amaro la farayo laamaha Amniga inay sugaan Amniga,sidoo kalena digniin loogu diray musharixiinta Madaxweynaha Jubbaland.
Musharixiinta aya looga digay inay abuuraan ol ole khalqal gelin kara amniga,balse amnigooda uu damaanad qaadayo dowlad Goboleedka Jubbaland,isla markaana aysan sameysan karin ilaalo iyaga u gaar ah.
Afayeenka Wasaarada Amniga Dowlad Goboleedka jubaland Cabdinuur Ibraahim Xuseen oo Markii Kulanku Soo Idlaaday Saxafada La Hadlay Ayaa Yiri