Friday, February 13, 2026
HomeDhageysiDhagesyo:-Faafaahino Dagaal Ka Dhacay Duleedka Balanbale

Dhagesyo:-Faafaahino Dagaal Ka Dhacay Duleedka Balanbale

Wararka Laga Helaya Dagaal Beeleed Maanta Ka Dhacay Degmada Balanbale Dhinaceeda Galbeed Deegaan 20KM Kaga Beegaan Ayaa Sheegaya In Khasaaro Xoogan uu Ka Dhashay Dagaalkaasi

In Kastoo Khasaaraha Si Dhab Ah Aan Loo Xaqiijin Karin Hadana Gudoomiyaha Degamada Balanbale Ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud Jaamac Xeele Maxamed Ayaa Codka Gobolada Dhexe Uxaqiijiyay 4 Ruux oo Dhimashaa Iyo Hal Ruux oo Dhaawaca La Keenay Degmada Balanbale Ee Gobolka Galgaduud Qasaaruhuna Intaasi Ka Badnaa Karo

Tobonaankii Sano Ee Lasoo Dhaafai IN Ka Badan 60 Ruux Ayay Iska Dileen Dadkaan Reer Guuraagaa oo Deegaanka Ku Dirirayay Waxaan Ay Dirirtoodu Salka Ku Hesaa Aar Goosi Mudo Soosocday

Jaamac Xeele Maxamed Gudomiyaha Balanbale Ayaa Sheegay In Xiisadu Ay Hada Cirka Isku Siishareerayso oo La Isku Hub Aruursanayo

Halkaan Ka Dhageyso Wareysi Dhameestiran

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe