Thursday, February 12, 2026
HomeWararAkhriso:- Gaas Oo Magacaabay Taliyaha Xasilinta Garoowe

Akhriso:- Gaas Oo Magacaabay Taliyaha Xasilinta Garoowe

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa magacaabay Taliyaha Ciidamada Xasilinta Magaalada Garoowe ee xarunta u ah maamulkaasi.

Xeer Madaxweyne Lr.171 11 November, 2018, kuna saabsan magacaabid Taliaya Ciidanka Xasilinta Caasimada Puntland.

Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Markuu Arkay: Dastuurka Puntland

Markuu arkay: Aqoontiisa iyo khibradiisa shaqoWuxuu Xeeriyey:

  1. Waxaa G/Sare Cabdixamiid Maxamed Dirir loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xasilinta caasimada Puntland ee Garoowe.
  2. Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu Saxiixo wuuna saxiixay madaxweynuhu.
QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe