Home Dhageysi Dhagayso:-Wasaarada Waxbarashada Galmudug Oo Katacsiyayday Geeriidii Ku Timid isku duwuhii waxbarashada Dagmada...

Dhagayso:-Wasaarada Waxbarashada Galmudug Oo Katacsiyayday Geeriidii Ku Timid isku duwuhii waxbarashada Dagmada Cadado Ee Maamulka Galmudug Oo Ku Geriyoday Caddado

670

Waxaa Subaxnimadii Hore Ee Saaka Magaalda Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Maamulka Galmudug Ku Geeriyooday Isku Duwahii Waxbarashada Dagmada Cadaado Ee Maamulka Galmudug Xasan Calas Qaarey.

Xasan Ayaa Lasheegay In Aysan Jirin Wax Xanuuna Oo Uu Horay UQabay Hase ahaatee Uu Xalay Xili Dambe Lasoo Kacay Wadna Xanuun Kaas Oo Uu Ugu Dambayn Uu u Geeriyooday.

Waxa Uu Ifka Kagatagat Saddex Wiil Iyo 4Gabdhood  waxaana ka tacsiyeeyay Geerida Ku Timid Marxuumka Wasaarada Wax Barashada Maamulka Galmudug.

Axmed Xuseen Qayre Oo Ah Agaasimaha Wax Barashada Asaasigaa Ee Galmudug Ayaa Tacsi Udiray Intii Uu Kageriyooday Marxuumka Dhanka Kalana Agaasimagha Ayaa Kawarbixiyay Inta Uu Kayaqaano Taariikh Nololeedka Xasan Calas Qaarey Isku duwihii Waxbarashada Dagmada Cadaado Ee Maamulka Galmud.