Aqoonyahanada soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyey cabashada dowladaA�Jabuuti ee hadaladii Madaxweyne Farmaajo uu uga dhawaaqey MagaaladdaA�Asmara ee dalka Eretria; xili uu kuA� joogey booqasho rasmi ah, isagaA�oo sheegay in ay codsanayaan in laga qaado xayiraadda caalamiga ahA�saaran dalka Ereteria tan iyo sanadkii 2009;A� taas oo ay dadaal dheerA�u gashay dowlada Jabuuti in lagu takooro dalkan iyada oo ayA�caawinayaan diblomaasiyiin Soomaali iyo Itoobiyaan ah, madaxweyneA�Farmaajo ayaan marnaba soo hadal qaadin khilaafka xuduudeed ee RaasA�Dumeera[1] ee kala dhexeeya dalka Jabuuti xitaa madaxweynuhuA� kumabogaadin labada dal in ay ku dhameeyaan khilaafka qaab nabadeed.
HaddabaA� waa Maxay Khilaafka labada dal ee dhinaca xuduuda RaasA�Dumeera kaas oo sababay khasaaro nafeed iyo hantiyeed,
Khilaafka Raas Dumeerawaxa uu soo shaac baxay ka hor xornimadiiA�labada dal xilli uu joogeen gumeystayaashii Ingiriiska , Talyaaniga
iyo faransiiska ee iskaga dambeeyey Maamulka dhulweynahii SoomaaliyeedA�ee xuduudda la lahaa Dalka Ereteria gaar ahaan aagga Raas Dumeera
HeshiiskiiA� xudduuddaA� (Boundary Agreement) oo dhacay1900 ayaa si cadA�u qeexay in Raas Dumeera ay tahay dhul ka tirsan Somaalida faransiiskuA�Maamulo ee xeebta Jabuuti, oo kaddib xorriyaddiiA� noqday JamhuuriyaddaA�JibuutiA�January 1935-kii, heshiis ay kala saxiixdeen Dowladaha Italy iyo
France (Frenco-Italian Agreement) ayaa qeyb ka mid ah dhulka SomaalidaA�Faransiisku Maamulo waxa uu ku daray xudduudka dhulalka uu ka taliyoA�Talyaaniga ooA� ay ku jiray dalka Eritrea.
DowladdaA� Ereteria ayaa waxa ay April 1996-kii gudaha u gashayA�qiyaastiiA� 7km xuduuda Ras Doumeira halkaas oo ay iska caabin kalaA�kulantay ciidanka Dalka JabuutiA�sidaas oo kale dagaal dhexmaray Jabuuti iyo Erateriya oo socday 10-13A�bishii April-2008 ayaa waxa ku dhintay qiyaastii 44 Askari ooA�Jabuutiyaan ah waxaana ku dhaawacmay khiyaastii 55 Askari, halka dalkaA�Erateria ay uga dhinteen khiyaastii 100 Askari
Dowlada Ereteriya ayaa illaa hadda inkirsan ama diiddan jiritaanka iyoA�haysashada maxaabiis tiradoodu tahay 19 Jabuutiyaan ah oo shacab iyoA�iskugu jiraA�Qaraarkii Golaha Amaanka QM ee ee tirsigiisu ahaa 1862 oo soo baxayA�January 14, 2009 ayaa ugu baaqey labada dal in ay ku dhameeyaan Khilaafkooda habA� nabadeed , sidaas oo kalana waxa uu qaraarkaasi kuA�waajibiyey dowlada Ereteria in ay ka baxdo dhulalka dalka Jabuuti.
Unug ka tirsan ciidankaA�Ereteria ee ku sugan dhulka laguA�muransan yahay ee Jibuuti iyo ErateriyaA�23-December 2009, Golaha Amaanka QM ayaa ku soo rogay ErateriyaA�cunaqabateyn kadib markii lagu eedeeyeyA� 3; arrimood oo culus, kuwaasA�oo kala ahaaA�kaalmeynta kooxo dhib ka wada soomaaliya
haya��sashada iyo ka bixid laa��aanta dhulka JibuutiA�fulin iyo u hogaansanaan laa��aantaA� Qaraarkii Golaha Amaanka QM ee tirsigiisu ahaa 1862
Billowgii bishii June 2010, dowladaha Djibouti iyo Eriteriya ayaa kuA�heshiiyey in ay aqbalaan dhexdhexaanta dalka Qatar; dhexdhexaadintaasA�waxaA� taageeray Midawga Afrika.
March-2016, Dowlada Ereteria ayaa sii deysay 4 maxbuus oo JabuutiyaanA�ah, kuwaas oo ay ku qabsatay dagaalkii 2008.
Kadib Khilaafkii dowladaha Khaliijka ee lagu goa��doomiyey dowlwaddaA�Qatar,
waxa ay Qatar ciidamadeedii kala baxday dhulalkii ay kuA�wareejiyeen labada dal iyada oo aan wax digniin ah siin dalka JabuutiA�taas oo keentay in dowlada Eritrea ay si fudud ku qabsato qeybo ka midA�ahA� aagga dumeera iyo Jaziiirada Dumeera, waxa jirtay digniin iyoA�fulin isku mar ah oo ay Qatar gaarsiiyey Jibuuti taas oo ka dhignaydA�in Qatar ka jawaabeyso goa��aanka Jibuuti ee ku wajahan khilaafka
waddamada KhiliijkaA�Ciidanka Qatar ee laga saaray dhulka u dhexeeya Ereteriya iyo Jibuuti.
Haddaba hadii dowladda Soomaaliyeed ku guul-dareysato dib u soocelinta dhulka NFD ee Kenya haysato iyo Soomaali galbeed oo ItoobiyaA�haysato waxaa guul-darro kale ah in xeebta Jibuuti oo maanta ahA�jamhuuriyadda Jibuuti oo haysata taageero caalami ah iyo dood qaanuuniA�ah oo ay QM qayb ka tahay in ay weyso garabka iyo taageeradaA�Soomaaliya si ay u difaacato dhulweynaha Raas Dumeera iyo JaziiraddaDumeera.
Maxaa la gudboon Hoggaanka Soomaaliya?
Khilaafkii ka dhashay goa��aankii ay waddamada khiliijku ku goa��doomiyeenA�Qatar, waxa uu sababay in Jibuuti hoos u dhigto xiriirka ay laA�leedahay Qatar, sidaas oo kalana ay taageerto goa��aanka ka dhankaA�Qatar, kaddibna Qatar iyada oo ka aargudaneysa Jibuuti waxa ay labaxday ciidankeedii joogay xadka labada dale e Jibuuti iyo Errateriya,
iyada oo aan wax digniin iyo ogeysiis ah siin Jibuuti, taasina waxa ayA�sababtay in ciidanka Ereteria isaga oo ka faaa��iideysanaya tallaabadaA�Qatar uu soo galo oo qabsado dhulkii lagu aaminay Qatar.
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed; waxa la gudboonayd in uu qaado
3; tallaabo middood
In uu qaato kaalin nabad raadin ah jeediyana Baaq ku wajahan labadaA�dal oo ku saabsan dhammeynta muranka xudduudda ee u dhexeeya iyada ooA�la marayo hab wadahadalA�In uu taageero Qaraarka QM ee cunaqabateynta caalamiga ah saarayA�Errateriya, qaraarkaas oo faraya inA� Errateriya ka baxdo aagga RaasA�DumeeraA�In dhulka ka maqan Jibuuti lagu taageero cudud, Af iyo niyad-dhisbaA�Tallaabada uu madaxweyne Farmaajo qaaday ee ku wajahan dhawaaqaA� inA�Ereteria laga qaado cunaqabateynta caalamiga ah waxa ay dabada kuA�wadataa luminta saaxiibbo muhiimka oo gobolka iyo qaaraddaba ku sugan,A�waxaana suuragal ah in sababtu tahay la taliyeyaasha madaxweynahaA�Soomaaliya ee dhanka qaanuunka, Xiriirka Caalamiga ah iyo siyaasadahaA�isdiiddan ee ku xeeran Jamhuuriyadda Soomaaliya
Erateriya waxa ay dagaal la gashay inta badan waddamada deriska la ahA�sida Jibuuti, Itoobiya iyo Yamen iyo Suudaan, taas oo ka dhigan in ayA�ku sugan tahay xaalad goa��doomin ah waxa ayu baahan tahay saaxiib iyoA�jaal wanaagsan oo ka soo bixiya mashaakilka ka haysta xiriirkaA�dibadda,
Haddaba dowladda Soomaaliyeed waxa ay u baahantay laA�taliyeyaal waaya-arag iyo aqoon yahan adag ah oo si deggan u wajahaA�danaha iyo muranada isku dhex miliqsan ee gobolka iyo caalamka si aanA�hoggaanka Soomaaliyeed ugu hafan mowjadda xiriirka caalamka una luminA�dan ama maslaxad Soomaaliyeed oo ay raadinteedu adkaan doonto.
Jibuuti waxa ay soosaartay qoraal welwel badan ka muujiyey hadalkaA�madaxweynaha Soomaaliya ee ku wajahan in cunaqabateynta caalamiga ahA�laga qaado Erateriya.
W/Q: Wariye Siciid Abdi Maxamed.
Soojeediye:Wariye Saadaq Laki.