Saturday, June 15, 2024
HomeWararDhagayso:-Bulshada Ree Cadaado Oo Ka Aragti Dhiibtay Waxa Uu Kaqabankaro Ticey Khilafka...

Dhagayso:-Bulshada Ree Cadaado Oo Ka Aragti Dhiibtay Waxa Uu Kaqabankaro Ticey Khilafka Galmudg Iyo Ree Cadaado

Xili uu ku suganyahay Magaada cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Maamulka Galmudug Madaxwaynihi Hore Ee Maamulkii Ximan Iyo Xeeb Maxamed Cabdullahi Macalin Aadan Tiicey Oo Dib dalaka Ugu Soolaabtay Kadib Mudo 4sano Iyo 2bilooda Oo Uu Ku Xirnaa Caasimada Bilgemka Ee Brasalis Lana Filayo In Uu u istaago Xalinta khilaafka Maamulka Galmudug Oo Ay Tabashooyin Ka Muujinayaan Qaybo Kamida Dadkii Ku Midoobay Maamulka  Ayaa Qaybo Kamida Bulshada Ree Cadaado Waxa ay Ka Aragti Dhiibteen Waxa Uu Ka qaban Karo madaxwaynihii Hore Ee Ximan IYO Xeeb khilaafka Udhaxeeya Maamulka Galmudug Iyo Dadka Ree Cadaado.

HALKAAN KADHAGAYSO CODKA

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe