Wednesday, January 22, 2025
HomeWararDegDeg:- Labo Qof Oo lagu Toogtay Muqdisho. severe pms mood swings treatment

DegDeg:- Labo Qof Oo lagu Toogtay Muqdisho. severe pms mood swings treatment

Wararka naga soo gaaraya Suuqa Bakaaraha ee magaalada muqdisho, ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi goordhaw lagu dilay labo ruux oo hubeysan.

Dilka ayaa ka dhacay dhabarka dambe ee Shirkadda Dahabshiil, waxaana dilka uu yimid ka dib markii ciidamada Ammaanka ay iska horyimaadeen Afar nin oo la sheegay in ay wateen Bastoolado.

Dagaal kooban ayaa dhexmaray labadda dhinac, waxaana ugu dambeyntii la dilay labada ruux sidda ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada dowladda.

Laba ka mid ah Kooxihii hubeysanaa ayaa goobta ka baxsaday sidda ay xaqiijiyeen Hay’adda Ammaanka.

Labadda ruux ee la dilay kama tirsaneyn ciidamada dowladda ,laakiin waxa ay ahaayeen dabley hubeysan sida aan ka soo xiganay Ha’adaha Ammaanka Dawladda.

Ilaa iyo hadda si rasmi ah oo looma xaqiijinkaro cida ay ka tirsanaayeen labadda ruux ee ay toogteen ciidamada dowladda.

Wixii ku soo kordha kala soco:

https://holistickenko.com/pms-improve-mood/

holistic kenko

severe pms mood swings treatment

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe