Home Warar DegDeg:- Ganacsade Caan Ahaa Oo Lagu Dilay Degmada Wadajir. about liver function

DegDeg:- Ganacsade Caan Ahaa Oo Lagu Dilay Degmada Wadajir. about liver function

176

Kooxo hubeysan ayaa goor dhow  Ganacsade Caan ahaa ku dilay gudaha degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

Ganacsadaha la dilay ayaa Magaciisa lagu soo koobay Macalin Daahir, kaasi ka mid ahaa ganacsatada Suuqa weyn ee degmadaasi.

Rag hubeysan oo illaa laba gaaraya ayaa la sheegay in Marxuumka ay ku Toogteen nawaaxiga saldhigga Booliska ee degmada Wadajir, iyagoona goobta isaga baxsaday.

Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ayaa gaaray goobta uu dilku ka dhacay, kuwaas oo baaritaano ka sameeyay halkaasi, inkastoo saraakiishu aysan ka hadlin howlgalladaasi.

Maalmihii dambe ayaa waxaa sii xoogeysanayay falalka liddiga ku ah ammaanka, gaar ahaan dilalka qorsheysan ee ka dhacaya gudaha magaalada  Muqdisho.

https://holistickenko.com/vitamin-d-kidney-liver-disease/

https://holistickenko.com/vitamin-d-kidney-liver-disease/

about liver function