Wararka aan ka helayno Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalk ayaa sheegay in qarax uu ka dhacay Caasimada Dalka gaar ahaan isgoyska Tarabuunka inta u dhaxaysa Garoonka Horseed iyo isbitaalka Xoogga.
goob joogayaan ayaa sheegay in qaraxaan uu dhaliyay Qasaare Dhaawac u badan walow aan cadadka dadka ku waxyeeloobay wali la xaqiijin.
Wixii Soo kordha halkaan kala soco