Friday, April 25, 2025
HomeWararDEG DEG: Qarax ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

DEG DEG: Qarax ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu goordhow ka dhacay qarax jugtiisa laga maqlay inta badan xaafadaha Magaalada Gaalkacyo.

Qaraxa oo an weli noociisa la shaacin ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay banaanka hore Xarunta Dowladda Hoose ee Galmudug ee  Koonfurta Gaalkacyo gaar ahaan halka ay ka baxaan baabuurta ee loo yaqaano Astaan Golol.

Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in Rasaas laga maqlayaa goobta qaraxa,, iyada oo Ciidamo faraabdan oo ka tirsan kuwa Ammanka Magaalada Gaalkacyo ay goobta tageen.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe