Sunday, March 23, 2025
HomeWararDEG DEG:-Mukhtaar Roobow Oo Dhawaan Warbaahinta Kulahadlaya Muqdisho flower delivery in hamilton...

DEG DEG:-Mukhtaar Roobow Oo Dhawaan Warbaahinta Kulahadlaya Muqdisho flower delivery in hamilton canada

Wararka Nagasoogaaya Magaalada Muqdisho Ee caasimada dalka ayaa waxa ay asheegayaan Maanta uu Magaalada Muqdisho Warbaahinta Kula Hadli doono Shiiq Mukhtaar Roobow Cali Abuu-manuur.

Waxaa Lafilayaa in uu Kudhawaaqo in uu Katanaasulay Musharaxnimadiisa Madaxtinimo Ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Wararka Waxaa ay intaasi Kudarayaan In Wariyaasha Kuuhortagayo Muqtaar Roobow Laga Mamnuucay inay Sitiisa Aaladahooda Baraha Bulshada Sida Facebook ay Live Kasoodhigaan Qodbada Uu Jeedindoono Shiiq Muqtaar Roobow Cali abuu Mansuur.
https://flowercompany.ca/hamilton/

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe