Home Warar Deg Deg:-Ciidamada Amaanka Oo Gacanta Ku dhigay Shaqsigii Waday Gari Lagu Qarxiyay...

Deg Deg:-Ciidamada Amaanka Oo Gacanta Ku dhigay Shaqsigii Waday Gari Lagu Qarxiyay Kaawo-Godey

156

Wararka nagasoogaaraya Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka ayaa Waxa ay Sheegayaan in Gaari Lagasoobuuxiyay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho.

Sida aynu Kasooxiganay Warbaahinta Qaranka Gaarigaani Sida Waxyaabaha Qarxa ayaa Ciidamada Xooga Dalka Waxa ay Kujoojiyeen Bar-Kantarool Oo Kutaala xaafadda kaawo-godey degmada Wadajir,halkaasi oo markii dambe uu ku qarxay.

Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa  sheegay in Shaqsigii waday gaariga gacanta lagu soo dhigay ka dib markii uu isku dayay inuu ka baxsado Ciidamada amniga.

Majiro Warar Kamadx Banaan Oo Xaqiijinaya in Ciidamada ay Gacanta Kudhigeen Gaarigaasi Ku Qarxay Xaafada Kaawo-Godey Ee Dagmada Wadajir Ee Gobolka Banaadir.

Halkaan Kalasoco Wixii Kusoo Kordha