Friday, August 7, 2026
HomeWararDEG DEG: Dowladda Mareykanka oo ku baaqday in la joojiyo xiisadda dagaal...

DEG DEG: Dowladda Mareykanka oo ku baaqday in la joojiyo xiisadda dagaal ee Boosaaso

Dowladda Mareykanka ayaa ku baaqday in la joojiyo xiisadda dagaal ee Booaaaso, lana wada hadlo,islamarkaana aan la aqbalin karin xaaladda ha ka taagan Magaalada Boosaaso.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ayaa lagu sheegay in xalka uu yahay nabadraadin iyo wadahadal.

Dagaalkii ka socday magaalada Boosaaso ayaa hadda qaboobay iyadoo rasaas goos-goos ah weli la maqlayo

Inta la xaqiijiyay dowladda waxa ka dhintay hal askari waxaana ka dhaawacmay lix kale.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe