Tuesday, May 26, 2026
HomeWararDeg Deg Dagaal Xoogan oo Saakay Ka Socda Xeraale

Deg Deg Dagaal Xoogan oo Saakay Ka Socda Xeraale

Wararka Aan Ka Haylayno Degmada Xreaale Ee Gobolka Galgaduud Waxaa Ay Sheegayaan In Dagaal Cusul  uu Saakay Halkaa Ka Socdo In Kastoo Waqtigaan uu Dagaalku Socdo Hadana Lama Oga Rasmiyay Cida uu Dhaxeeyo.

Dadka Deegaanka oo Aan Xiriiro Kala Duwan La Sameenay Waxaa Ay Inoo Sheegeen In Kaliya Dagaal  Xoogani oo Waa Barigii Saakay Bilowday uu Hada Ka Socdo Qeebo Ka Mid Ah Degmada Xeraale Balse Aysan Rasmiyay U  Xaqiijin Karin Cida uu Udhaxeeyo Dagaalkaasi

Warar Kale oo Madax Banaan Ayaa Sheegay In Dagaalkaasi uu Dhaxeeyo Maleeshiyaad  Dhinaca Magaalada Dhuusamareeb Ka Yimid Iyo Maleeshiyaad Kale oo Iyagu Ku Sugnaa Xeraale

Dhorjeer oo Hore Maamulka Degmada Xeraale Ee Gobolka Galgaduud Ayaa Ururka Ahlusuna Ku Eedeeyay In Ay Dulaan Ku Soo Yihiin Degmada Xeraale

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe