Tuesday, March 18, 2025
HomeWararDeg deg: Al Shabaab oo afduubtay masuul katirsan Jubaland

Deg deg: Al Shabaab oo afduubtay masuul katirsan Jubaland

Al-Shabab ayaa inta u dhaxeyso Degmooyinka Buurdhubo iyo Gar bahaarey waxay ku Af duubteen Madaxii Wasaarada Waxbarashada Maamulka jubaland ee Gobalka Gedo,

Waxaa lagu magacabaa Maxamed ibraahim waxaana uu muhim u ahaa qeybta wax barashada ee Maamulkaas,

Jeilaani Hussein oo kamida wariyaasha ku nol Gedo aya i xaqiijiyay Arintan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe