Deg Deg Afayeenkii Maamulka Galmudug oo Lagu Xaray Magaalada Muqdisho

0
1173

Wararka Naga soogaaraya Magaalada Muqdisho Ayaa Sheegay In Maanta Xabsiga Ay U Taxaabeen Cidamada Amaanka Muqdisho Afayeenkii Maamulka Galmudug Cabdulaahi Xaashi Faarax (Robda,y).

Afayeenku Waxaa uu Maalmahaan Ku Sugnaa Magaalada Muqdisho Hase Yeeshee Waxaan La Ogayn Sababta Looxiray

Faafaahin goboladaradio.net

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here