Todobaadkii Sex Maalmood Ayay Ka Soo Dagi Doontaa Goroonka Diyaaradaha Ee Muqdisho Ka Dib 41 Sano oo Aysan Soo Caga Dhigan Diyaarada Ethiopia Airline  oo Maanta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Ka Soo Degtay
Rakaabkii U Horeeyay oo Gaaraya Ilaa 80 Ruux Oo Somaliya oo Ay Si Toos Ah Addis Ababa Uga Keentay Ayay Ka Soo Dajisay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho
Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlada Ayaa Garoonka Ku Sugnaa Waqtiga Diyaaradu Ay Soo Caga Dhigatay Waxaan Ka Mid Ah Wasiirka Duulista Iyo Hawada Xukuumada Somaliya Cabdulaahi Salaad Omar Iyo Saraakiil Ka Tirsan Laanta Socdaalka Ee Dowlada
In Dib Diyaaradaha Caalamigaa Shaqadooda Somaliya Ay U Bilaabaan Waxaa Ay Qeebkatahay Xiriirka Diblumaasi Ee Somaliya Iyo Dalalka Caalamka oo Ah Mid Sii Kobcaya