Sunday, January 19, 2025
HomeWararDalka Georgia Oo Yeeshay Madaxweynihii Ugu Horreeyay Ee dumar Ah sauteed shrimp...

Dalka Georgia Oo Yeeshay Madaxweynihii Ugu Horreeyay Ee dumar Ah sauteed shrimp recipes easy

Salome Zurabishvili ayaa ku guulaysatay doorashadii madaxweynenimada ee dalka Georgia, iyada oo sidaas ku noqotay haweenaydii u horraysay ee kursigaas ku fariisata.

https://holistickenko.com/garlic-butter-shrimp-sprouted-quinoa-rice-pilaf/

sauteed shrimp recipes easy

Iyada oo codadka oo dhan la tiriyayna dublamaasiyaddan hore ee Faransiiska ku dhalatay ayaa heshay 59%, Grigol Vashadze oo ay is hayeenna wuxuu helay 40%.

Zurabishvili ayaa taageero ka heshay xisbiga talada haya ee Georgian Dream halka Vashadze uu u sharaxnaa mucaaradka.

Dastuur cusub ayaa dalkaas ka dhaqan galaya dhawaan, doorka madaxweynaha ayaana intiisa badan noqon doona mid maamuus.

Zurabishvili ayaa qabta in la isu miisaamo xiriirka uu dalka Georgia la leeyahay Ruushka iyo reer galbeedka.

Vashadze oo ahaaa wasiirkii arrimaha dibadda markii uu dagaalku dhex maray Georgia iyo Ruushka ayaa loo arkaa in ay uu u janjeerto dhanka reer Galbeedka.

sauteed shrimp recipes easy

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe