Saturday, June 27, 2026
HomeWararDagaal saaka mar kale dib uga qarxay Laascaanood.

Dagaal saaka mar kale dib uga qarxay Laascaanood.

Dagaal xooggan ayaa saaka markale dib uga qarxay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, waxaana la maqlayaa dhawaqa rasaasta ay isku adeegsanayaan labada dhinac ee dagaalamaya.
 
Wararkii ugu dambeeyay ayaa soo sheegaya in Xaafado ka mid ah magaalada uu haaatan ka socdo dagaalku, waana uu sii xoogaysanayaa saacadba saacadda ka dambeysa.
 
Ciidamada Somalialnd iyo Ciidanka dadka degaankaasi u dhashay ayaa tan iyo shalay dagaalamayay, waxaana dagaalkii shalay ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, oo soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamay.
QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe