War kasoo baxay laamaha amniga Dhuusamareeb ayaa lagu amray in dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed mudo labo maalin ah uga baxaan magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud
Go,aankan ayaa kasoo baxay taliska nabad sugida ee hoostaga Sh Maxamed Shaakir
Sababta dadkan loo rarayo ayaa lagu sheegay in ninkii dhawaan isku qarxin rabay Guriceel uu kasoo jeedo deegaanada Koonfur Galbeed