Sunday, March 23, 2025
HomeWararDad lagu La'yahay Dufaan Ku dhufatay Dalka Yeman.  uses for kiwifruit

Dad lagu La’yahay Dufaan Ku dhufatay Dalka Yeman.  uses for kiwifruit

Boqolaal qof ayaa lagu la’yahay Dufaan ku dhufatay Xeebaha Waqooyi ee Dalka Yeman.

Qaar ka mid ah dadka la la’ yahay ayaa ahaa shaqaale la socday 2-dooni oo degtay, kadib, markii ay Duufaanta ku dhufatay Jesiiradaasi oo u dhow Xeebaha W/Galbeed ee Somalia.

In ka badan Labo boqol oo qoys ayaa laga daad-gureeyey Jesiiradaasi oo ay xalay ka dhaceen Roobab watay Duufaan loogu magac daray MEKUNU

Tobanaan kun oo Kalluun ah ayaa la sheegay inay ku soo caariyeen Xeebta Gobalka  Xadarmuut ee Koonfurta dalkaasi.

Wasiirka Kalluumeysiga Yemen, Fahad Kafayn ayaa ku baaqay in gargaar degdeg ah lala soo gaaro dadka ku barakacay Duufaantaasi.

Dhinaca kale, dalka Cumaan ee deriska la ah Yeman ayaa la shegay inay feejignaan kaga jiraan Duufaantaasi oo ku wajahan dalkaasi.

https://holistickenko.com/revitalizing-immune-boosting-beet-smoothie/

https://holistickenko.com/revitalizing-immune-boosting-beet-smoothie/

uses for kiwifruit

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe