Saturday, April 19, 2025
HomeDhageysiDaawo:-Taliyaha Ciidanka Boliska oo Sheegay In Dad loo Sooqabtay Dilalkii Shalay Dhacay

Daawo:-Taliyaha Ciidanka Boliska oo Sheegay In Dad loo Sooqabtay Dilalkii Shalay Dhacay

Isaga oo Ay Labadiisa Garab Taagan Yihiin Talaha Ciidan Xooga Dalka Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi Indha Qarsho Iyo Gudomiyaha Gobolka Banaadir Ah Duqa Muqdisho Enj Cabdiraxmaan Cusman Cumar (Yariisow)

Ayuu  Xalay Shir Jaraa,id Ka Soo Muuqday Sarreeye-Gaas Bashiir Cabdi Maxamed Taliyaha Ciidanka Boliska Somaliyeed Shirkiisa Jaraa,id Waxaa uu Ku Faa Faahiyay Howlago Ciidamada Dowlada Saacadihii La Soodhaafay Ay Sameeyeen Ku Waas oo Lagu Sooqabtay Dad Dhibaatooyin Ka Geestay Caasimada Iyo Taliyihii Aaga Shalay Lagu Dilay Labo Wiil oo Dhilin Yaraa Ku Waas oo Dilkood uu Ka Danbeeyay Askari Ka Tirsan Ciidanka Boliska Somaliya

Sarreeye-Gaas Bashiir Cabdi Maxamed Taliyaha Ciidanka Boliska Somaliyeed Waxaa uu Intaasi Ku Daray In Lagu Raad joogo Shaqsigii Dilkaasi Geestay Isagoo Intaa Raaciyay In sharciga Aan Laga Sareen

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe