Xildhibaan Faysal Axmad Cabdule Gacameey oo Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Ayaa Sheegay Taladii iyo Masiirkii Galmudug Ay Gacanta u Gashay qoys Hoosaadka Madaxweyne Xaaf.
Xildhibaanka Ayaa Sidoo Kale Sheegay In Dastuurkii Ay Saxiixney Aysan Ku Qorneyn mudo Kororsi Aysana Aqoon Halka laga keeney Dastuurkan Lawareejinayo, sodoo kale Dowlada Somaliya Ayuu Ugu Baaqay in Aysan La gorgortamin Siyaasiyiinta ka macaashaya masiirka Galmudug Waa Sida uu Hadalka U Dhigay