Fanaaniinta Xidigaha Geeska Ee Fadhigoodu Yahay Magaalada Hargeysa Ee Caasimada Somalilaand Ayaa Xalay Baajiyay Show Ay Ku Qaban Lahaayeen Magaalada Hargeysa Balse Ciidamo Ka Tirsan Boliska Somalilaand Ayaa Weerar Ku Qaaday Sida Ay Sheegeen Xubno U Hadlay