Home Uncategorized Daawo Sawiro Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Gudoomiyaha baarlamanka iyo Tiro Xildhibano ah oo...

Daawo Sawiro Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Gudoomiyaha baarlamanka iyo Tiro Xildhibano ah oo Cadaado soo gaaray

121

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo madaxwayne ku xigeenka maamulka galmudug maxameed xaashi cabdi ayaa waxa ay maanta soogaareen magaalado ee xarunta baarlamaanka maamulka galmudug.

Wafdiga madaxwayne ku xigeenka waxaa qayb ka,ahaa gudoomiyaha baarlamaanka maamulka galmudug cali gacal casir iyo xildhibaano katirsan maamulka galmudug waxaana siwayn ugu soodhaweeyay Gageda Diyaaradaha magaalada cadaado maamulka Dagmada iyo masuuliyiin katirsan maamulka Galmudug.