Saturday, March 7, 2026
HomeDhageysiDaawo:-Maamulka Degmada Cadaado oo Baaq Deg Deg Ah Ka Soosaaray Xaalada Abaarta...

Daawo:-Maamulka Degmada Cadaado oo Baaq Deg Deg Ah Ka Soosaaray Xaalada Abaarta Ee Ka Jirta Deegaanka

Sanad Kasta Waqtigaan Ka Hor Dadka Xoola Dhaqatadaa Waxaay Ay Heli Jiree Roobabka Guga  Hayeeshee Sanadkaan Dib U Dhac Ayaa Ku Yimid Taasi oo Sababtay In Jidaal Xoogi Ku Dhuftay Deegaanada Galmudug.

 Cabdulaahi Cabdiraxmaan xusen Tootoole Gudomiyaha Magaalada Cadaado oo Shir Jaraa,id Warfidiyeenka Ugu Qabtay Xaafiiskiisa Ayaa Sheegay In Xaalad Nololeed oo Aad Uliidata Ay Ka Jirto Deegaanada Galmudug Gaar Ahaa Cadaado Deegaanada Hoostaga Hayadaha Sama Falka Ayuu Ka Dalbaday In Gargaar Bini Adantimimo Loofidiyo Dadka Abaartu Saameesay Ee Ku Nool Cadaado Iyo Deegaanada Hoostaga

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe