Monday, May 25, 2026
HomeDhageysiDAAWO:-Awliyo"Shaakir,Shiikh Maxamuud Iyo Saadaq Yusuf Direed Maxkamada Heeg Halageeyo

DAAWO:-Awliyo”Shaakir,Shiikh Maxamuud Iyo Saadaq Yusuf Direed Maxkamada Heeg Halageeyo

Danjirihii Hore Ee Somaliya uga wakiilka ah dalka Senigal, Ambassador Maxamed Xuseen Awliyo oo Degmada Xeraale Ku Sugan Ayaa Idaacada Codka Gobolada Dhexe Uga Waramay Safarkii uu Kutagay Degmada Xeraale Iyo Dagaalkii Halkaa Ka Dhacay

Madaxdii Hore Ee Ahlusuna Ayuu Ku Eedeyay In Ay Ka Danbeeyeen Xasuuqii Halkaa Ka Dhacay

Sidoo Kale Dowlada Somaliya Ayuu Ku Eedeeyay In Aysan Waxba U Qaban Dadkii Ku Barakacay Dagaalkaasi

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe