Home Muuqaalo Daawo. Agaasimaha guud ee Wasaarada Waxbarashada Galmudug oo maanta kormeer ku tagay...

Daawo. Agaasimaha guud ee Wasaarada Waxbarashada Galmudug oo maanta kormeer ku tagay qaarkamida iskuulada Magaalada Cadaado.

169

Gormeerkan ayaa ahaa mid uu agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada galmudug Maxamed abshir abdi jiirow oo dhawaan loo magacaabay xilkaasi uu ugu guurgalay
xaalaha guud ee goobaha waxbarshada magaalada cadaado.
Agaasimaha ayaa inta uu kormeerka ku jiray waxa uu lahadlay ardaydii uu ku booqday schoolada asagoona ku bogaadiyay sii wadida waxbarashada waxa uuna tilmaayay in wasaaraduay waxkasta u huru doonta garab istaagida, hormarinta waxbarashada.

agaasimaha oo warbaahinta lahadlay kormeeka kadib ayaa kawar bixiyay ujeedka kormeerka.
dhinaca kale agaasimaha ayaa shaqaalaha wasaarada ugu baaqay in ay soo xaadiraan si loo dardar galiyo howlaha shaqo ee wasaarada horyaala.

Gormeerkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee goobaha waxbarashada uu ku tago agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada galmudug Maxamed abshir abdi jiirow oo dhawaan loo magacaabay xilkaasi.

https://www.youtube.com/watch?v=8toyWBkvk4g&feature=youtu.be