Wednesday, January 22, 2025
HomeWararCiidanka xoogga oo dhexdhexaadin ka dhex bilaabay beello ku dagaallamay Wanlaweyn

Ciidanka xoogga oo dhexdhexaadin ka dhex bilaabay beello ku dagaallamay Wanlaweyn

Taliyaha ciidanka dhulka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Maxamed Tahliil Biixi (Shariifu Arwaax) iyo saraakiil u hogaaminayo oo hawlo nabadeed ka bilaabay degmada wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Degmadaasu ayaa dhawaan waxaa ku dagaalamay beelo walaalo ah oo wada dega gobolka Shabeellaha Hoose.

Sidoo kale Taliyaha ciidanka dhulka ee Xoogga dalka somaliyeed Gen Maxamed Tahliil Biixi (Shariifu Arwaax) iyo saraakiisha kale oo u hogaaminaayo ayaa waxaa ay kulan la qaateen odoyaasha dhaqanka beelaha dirirto dhax martay.

Labada dhinac ayaa ka wadahadlay  sidii degmada looga hirgalin lahaa nabad iyo xasilooni waarta.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe