Thursday, April 23, 2026
HomeWararCiidanka dowladda oo soo afjaray Shabaabkii weeraray hotel Pearl Beach

Ciidanka dowladda oo soo afjaray Shabaabkii weeraray hotel Pearl Beach

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa soo afjaray weerar koox hubaysan oo katirsan Alshabaab ay ku qaadeen hotel kuyaala xeebta Liido oo lagu magacaabo Pearl Beach.

ⓘ

Kooxdan ayaa saacado badan ka dagaalamayay hotelka gudihiisa, iyagoo dilay dad aan weli tiradooda la sheegin oo hotelka ku sugnaa.

Ciidanka ayaa ku guulaystay inay dad badan oo shacab ah kasoo badbaadiyaan hotelka. laakiin laamaha ammaanku weli faahfaahin kama bixinin khasaaraha ka dhashay weerarka.

Weerarkan ayaa yimid xilli dowladda Soomaaliya ay sheegtay in aad loo adkeeyay ammaanka magaalada Muqdisho, iyadoo dowladda howlgalisay ciidamo lagusoo tababaray Uganda.

Kooxda al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda weerarka.

QORAALADA LA XIRIIRA

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe