Saturday, May 30, 2026
HomeWararCiidanka DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay

Ciidanka DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalkSoomaaligeed ee DANAB  ayaa Hawlgallo Qorshaysan Maalmihii uu dambeeyey ka waday Degaano ka wada tirsan Gobolada Shabeellaha Dhexe & Shabeelaha Hoose.

Degaanadan howlgalku ka dhacay ayaa kala ah jameeco jiliyaale,Gamboole, Fiidow ,Kiliga shiinaha,Dhiingaras,Shaan &Duduble halkaas oo ay Al-Shabaab ku lahayeen Fariisimo kala duwan.

Howlgalka ayaa Waxa siwadajira ah u fuliyey Ururada 4aad & 7aad Ee Guutada 16-aad kumaandooska Danab Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Saraakiisha DANAB ayaa sheegay inay sii wadi doonaan howlgallada ilaa iyo labada Shabeelle laga saarayo Ururka Al-Shabaab oo shacabka ku haaya dhibaatooyin kala duwan

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe