Saturday, May 30, 2026
HomeWararAmniga RW Rooble oo la adkeeyay & Ciidamo lagu kordhiyay

Amniga RW Rooble oo la adkeeyay & Ciidamo lagu kordhiyay

Waxaa siweyn loo adkeeyay Amniga Ra’iisul Wasaare Rooble kadib qoraalkii kasoo baxay NISA ee ahaa in Al-Shabaab ay weeraro la damacsan yihiin Madaxweynaha & Ra’iisul Wasaaraha.

Wararka la helay ayaa sheegaya in Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha uu ku  Shaqeeyo iyo Guriga uu degan yahay lagu kordhiyay Ciidamo horleh xilli xilkii laga qaaday Taliyihii ilaalada Ra’iisul Wasaaraha mid Cusubna la magacaabay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe