Thursday, April 18, 2024
HomeBarnaamijyadaCiidamo ka amar qaata Macalin Maxamuud ayaa la wareegay garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb

Ciidamo ka amar qaata Macalin Maxamuud ayaa la wareegay garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb

Ciidamo ka amar qaata Macalin Maxamuud ayaa la wareegay garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb

Ciidankan ayaa diiday inay kasoo dagaan diyaarado ka imaan rabay Muqdisho

Wararka ayaa sheegaya in garoonka ay kasoo dagi rabaa ciidamo uu dalbaday R/wasaare Khayre

Maalmahan ayaa waxaa jiray qilaaf hoose kaasi oo u dhaxeeya Macalin Maxamuud iyo R/wasaare Khayre

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe