Home Uncategorized Ciidamo hubaysan Ayaa saakay Sadex Qof kasoo xiray Magaalada Camaara ee Gobolka...

Ciidamo hubaysan Ayaa saakay Sadex Qof kasoo xiray Magaalada Camaara ee Gobolka Mudug.

508

Ciidamo hubaysan Ayaa saakay Sadex Qof kasoo xiray Magaalada Camaara ee Gobolka Mudug.

Qaar kamida dadka deegaanka ayaa noo sheegay in ciidamadu ay ka yimaaden dhanka Magaalada Galgacyo ee Xarunta G/mudug.

Goobjoogayasha ayaa intaas ku daray in ciidamada tuhun sanyihiin in ay ka tirsan yihiin ciidamada (DANAB) ay Ragaas ku ee deeyen in ay garab siinayeen Alshabab.

Sadexda ruux ayaa mid kamida lagu sheegay in uu ahaa mu,adin halka mid kalena uu ahaa ganacsade.