Tuesday, April 28, 2026
HomeWararDibaddaCiidamo horleh oo la geeyay degmada Balcad ee gobolka shabeelaha dhaxe.

Ciidamo horleh oo la geeyay degmada Balcad ee gobolka shabeelaha dhaxe.

Ciidamo ka tirsan kuwa milatariga Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay la geeyay degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe, si ay u xaqiijiyaan amniga magaaladaas oo loo dalxiis tago.

Sidoo kale ujeedka ciidamadan ayaa ah inay ka hortegaan suurtagalnimada weeraro ay soo qaadaan xubnaha Al-Shabaab oo ku xoogan halkaasi.

Ilo dadka deegaanka ah ayaa sheegay warbaahinta in ciidamadan ay fariisimo cusub ka sameysteen qaybo kamid ah degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Al-Shabaab ayaa inta badan weeraro ka fuliso Balcad iyo nawaaxigeeda, halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda iyo kuwa ATMIS.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe